Xildhibaan Xassan Cawaale Oo Kamida Golaha Wakiilada Oo Geeriyooday
October 21, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa (Ilays-News):-Xildhibaan Xassan Cawaale Ceynaan oo ka mid ahaa mudanayasha golaha wakiilada Somaliland ayaaa waxaa uu saaka ku dhintay dalka Jabuuti
Marxuumka ayaa mudooyinkii danbe waxaa uu xaalad caafimaad u jiifay cisbitaal ku yaala dalkaasi
Waxa aanu Tacsi Tiiraanyo leh udiraynaa Qoyskii iyon Ehelada uu ka Geeriyooday Alleh ha u Naxariiste Marxuum Xildhibaan Xassan Cawaale Ceynaan