“Sheekh Saleebaan Shalay Isaga Oo Fagaaraha Khayriyada Berbera Xisbiga Kaga Biiray Inuu Maantana Hadana Dib Uga Noqodo Xisbigii Uu Yuhuuda Ku Tilmaamay Dhacdooyinka Noocaasi Waxa Ay Ceeb Iyo Yaqyaqsi Ku Yihiin Asxaabta Qaranka, Ninkaas Saleebana Mustaqbalkiisii Siyaasiga Ahaa Halkaas Ayuu Kusoo Afmeermay”Maxamed Sidiiq Dhame”Daawo Muuqal
November 5, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Sheekh Saleebaan Shalay Isaga Oo Fagaaraha Khayriyada Berbera Xisbiga Kaga Biiray Inuu Maantana Hadana Dib Uga Noqodo Xisbigii Uu Yuhuuda Ku Tilmaamay Ku Noqdo Dhacdooyinka Noocaasi Waxa Ay Ceeb Iyo Yaqyaqsi Ku Yihiin Asxaabta Qaranka, Ninkaas Saleebana Mustaqbalkiisii Siyaasiga Ahaa Halkaas Uu Manta Taaganyahay Ayuu Kusoo Afmeermay”Maxamed Sidiiq Dhame”Daawo Muuqal