berberatoday.com
Hogaamiyaha Gobolka Catalonia Ee Dalka Spain Oo Fariin U Diray Midawga Yurub
November 9, 2017 - Written by Berbera Today

Barcelona(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha Catalonia ee musaafuriska dibadda ugu maqan Carles Puigdemont ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha Midowga Yurub in ay aqoonsadaan natiijada doorashada Catalonia ee dhici doonto bisha soo socota.

Carles Puigdemont waxa uu sheegay in ay habboontahay in reer Yurub ay aqoonsadaan natiijada doorashadaasi xitaa haddii ay horseedeyso in gobolkaasi uu ka go’o Spain inteeda kale.

catalonia89

Khudbad uu u jeeediyay maayarada magaalooyinka ku yaalla gobolkaasi Catalonia oo yimid Brussels ayaa Puigdemont waxa uu ka codsaday madaxa golaha reer Yurub Jean-Claude Juncker in uu caddeeyo in uu taageerayo iyo in kale waxa uu ku tilmaamau afgambiga uu ku kacay ra’iisalwasaaraha Spain Mariano Rajoy.

Dadkii kulankaasi ka hadlay ayaa intooda badan waxa ay walaac ka muujiyeen sida midowga reer Yurub uu uga gaabiyay in uu cambaareeyo rabshadihii ay ku keceen booliska Spain xilligii Catalonia ay ka dhaceysay aftidii muranka dhalisay.

Xildhibaan ka tirsan golaha baarlamaanka reer Yurub oo ka soo jeeda gobolka Catalonia ayaa sheegay in dadka reer Catalonia ay is weydiinayaan su’aala ah Yurubtii daryeeli weyday dadkeeda ay wax dan ah ka leedahay iyaga.

Source:-BBCsomali

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews