Aroosad Dhammaan Dadkii Kasoo Qaybgalay Xafladii Arooskeeda U Diiday Inay Ka Baxaan Goobtii Xafladu Ka Dhacaysay Uguna Yeedhay Ciidan Boolis Ah Iyo Sababta Keentay !
November 10, 2017 - Written by Berbera Today
Arrimaha aadka u layaabka badan ee dunida ka dhaca waa kuwa xambaarsan waxyaalo badan, laakiin marka xaqiiqada la tixraaco waxa la ogaadaa sababta keentay dhacdadaasi layaabka badan.
Aroos ka dhacay dalka Lebnan ayaa waxa uu ahaa mid aad u layaab badnaa, kaasi oo ay aroosadu dhammaan dadkii kasoo qayb galay xafladii arooskeeda u diiday inay ka baxaan Hoolkii ay xafladu ka dhacaysay, intaasi kadibna waxay ugu yeedhay Bileyska.