Wararkii ugu danbeeyey ee doorashoyiinka iyo codbixiyaasha oo si habsami uga socda dhamaan Somaliland.13.11.17
November 13, 2017 - Written by berberatoday berberatoday
Wararkii ugu danbeeyey ee doorashoyiinka iyo codbixiyaasha oo si habsami uga socda dhamaan Somaliland.13.11.17
Wararka Berberatoday ka helayso dhamaan goobaha cododka ee dalka oo dhan ayaa waxa ay sheegayaan in si wacan u socoto oo aanay wax dhibaato ahayni ka Jiri goobahan codbixiyaashu ka codbixinayaan. Waraka waxa ay intaas ku darayaan in shacabku ay safaf dhaadheer ku jiraan oo ay u samreen in ay codkooda ku hubsadaan sanduuqa codka, ciidamadda nabadgalyada ayaa aad u ilaaliyaa,Gudida Commisionka iyo xisbiyadda ayaa iyana gaaf wareegaya dhamaan goobaha codka lagu bixinaayo..
Caasimadda Hargaysa oo codka ugu badan yaalo waxa aad looga dareemayaa in dadku ay safaf dhaadheer ku jiraan aadna ugu diyaar garoobeen in ay codkooda bixiyaan.
Wixii war ah ee soo kordha kala soco shabakadda Salaanmedia dhawaan Insha Allah.