berberatoday.com
Tacsi Marxuum Ahmed Yassin Gabaxati
November 19, 2017 - Written by Berbera Today

N-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxaa maanta ku geeriyooday dalka Emaradka Arabta Alle ha u naxariistee Ahmed Yassin Gabaxati oo ka mid ahaa odayaasha Somaliland ee wax wayn kasoo qabtay dib u dhiskii iyo walaalayntii shacabka Somaliland marxuumka oo in muddo ahba ku xanuunsanayey magaalada Dubai ee dalka Emaratka maanta oo ay bishu tahay 18/11-2017 ayuu ku geeriyooday dalkaas UAE. Anaga oo dadka hoos ku qoran waxa aanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa, Ollaad Ibrahim Yassin, Nuradin Ahmed Yassin, Mohamed Jama Deria,Mohamed Ahmed Yassin, Amina Hassan Yassin, Fosiya Omar Yassin, Cismaan Ibrahim Yassin, Shugri Haji Mohamed, Anab Hassan Yassin , Saleebaan Aadan Haji Mahamed Siraad , marwada madaxweynaha Somaliland Marwo Amina- Weris iyo dhamaan reer Haji Ahmed meel kasta oo ay kala joogaan, waxana aanu marxuumka Alle uga baryaynaa in uu janatul Fardowsa ka waraabiyo. Marxuumka oo lagu aasi doono wiigan Magaalada Hargeisa xukuumada waxa aanu ka codsanaynaa in loo sameeyo aas qaran, sidoo kale loogu magac daro goobaha arimaha bulshada meel ka mid ah. Aaamiin 1. Rashid Sheikh Aadan iyo xaaskiisa 2. Jamal Ali Hussein iyo xaaskiisa 2. Dr. Saad Ali Shire iyo xaaskiisa 3, Amina Hussein 4, Keyse Aadan Haji Mohamed 3. Abdillahi Ibrahim Habane iyo xaaskiisa 3. Osman Abshir iyo xaaskiisa 4. Osman Ali (malow) iyo xaaskiisa 5. Abdikarim Ali Jama iyo xaaskiisa 6. Ugaas Abdi Jabouti iyo xaaskiisa 7. Ahmed Ismail iyo xaaskiisa 8. Abdi Ali Warsame 9. Abdiqaadir Aadan Qadi 9. Ismail Abdi Duse 10. Hussein Wadadyare iyo xaaskiisa 11. Mohamoud Abdi Dacar iyo xaaskiisa 12. Zakaria Hassan Waes iyo xaaskiisa 13. Mahamoud Haji Aadan iyo xaaskiisa 14. Mohamed Haji Aadan 14. Xasan Ahmed Egaal 15. Amran Bile 16. Ollaad Ibrahim Yasin iyo xaaskiisa 17. Abdirahman Abdillahi Tayaxweerar iyo xaaskiisa 18. Khadar Haji Aadan Jibril 19. Suldan Haji Aadan Jibril 20. Ahmed Mohamed Ali iyo xaaskiisa 21. Mustafe Wadadyare iyo xaaskiisa 22. Mohamed Abokor iyo xaaskiisa 23. Abdiasis Shabeel iyo xaaskiisa 24. Awil Goox iyo xaaskiisa 25. Abdillahi Jama yusuf iyo xaaskiisa 26. Aadan Mohamed Hassan iyo xaaskiis 27. Haji Ibrahim Ishal iyo xaaskiisa 28. Ali Mohamoud Sugal iyo xaaskiisa 29. Ibrahim Farah Jama iyo xaaskiisa 30. Mohamoud Abdillahi Elmi ( Abukoodh) iyo xaaskiisa 31. Abdi Asis Muse iyo xaaskiisa 32. Omer Yasin Gabahadi 34. Mohamed Haji Daud iyo xaaskiisa 35. Saleebaan Bidhiidh iyo xaaskiisa 36. Nuux Haji Ali Shire iyo xaaskiisa 37. Sheikh Mohamed Haji Ismail iyo xaaskiisa 38. Abdillahi Mohamed Deriye iyo xaaskiisa 39. Ahmed Ibrahim iyo xaaskiisa 40. Abdikarim muse iyo xaaskiisa 41. Bahnaan Haji Aadan iyo xaaskiisa 42. Dr. Abby Yusuf iyo xaaskiisa 43. Abdiasis Shabeel iyo Xaaskiisa 44. Suldan Abdirahaman Ali 45. Sheikh Mohamoud Kayre 46. Abdillahi Farah 48. Abdirahman Said 49. Ganacsade Mohamed aw Said 50. Ahmed Aw Said 51. Yoonis Foodcade 52. Ahmed Yasin Gabahadi 53. Fosia Yusuf Haji Aadan 54. Suaad Carmiye 56. Farah Carmiye 57. Said Mohamed Aamin 59. Abdillahi Saleebaan Bide 60. Ambassador Lenin 61. Ahmed Said Eghe 62. Ali Ahmed Mohamed 63. Abdalle Haji Ali 64. Farhan Haji Ali 65. Jama Muse Jama 66. Yusuf Suldan Ali 67. ambassador Rashid Garuf Nur 68. Sidiiq Mohamoud Gaheyr 69. Farhiya Haji Jaahuur 70. Mujaahid Yusuf Abdi Gaboobe 71Faduun Ahmed foodcad 72.khadra Ahmed foodcad iyo Inaanteeda Halgan Ahmed Adaan 73.Naima Ahmed Foodcad 74.Mariam Ahmed Foodcad 75.Abdillahi Ahmed Foodcad iyo Xaaskiisa 76.Rahma Ahmed Foodcad 77.Saad Ahmed Foodcad iyo Xaaskiisa 78.Yussuf Ahmed Foodcad iyo Xaaskiisa 79.Mahamud Ahmed Foodcad iyo Xaaskiisa 80.Hassan Deeg Ahmed Foodcad 81.Rachid Abdulrahman Fooscad iyo Xaaskiisa 82.Kaltoun Abdulrahman Foodcad 83.Fosiya Ahmed Foodcade 84. abdi dheig Hussein iyo xaaskiisa 89. Shamis Ali Farah 90.Asha Ali Farah 91. Amina Ali Farah 92.Fadumo Abdillahi Muse 93. Mohamed Saleeban Dirir 94. Jama Osman ( Jama BBC) 95. Keyse Jama Farah 96. Farah Abdi Nuur 98. Hawa Osman Muse 99. Ayan Saleebaan Abdi 100. Mohamoud Aadan Jama 101. Mohamed Ali Bilaal 102. Omar Abokor 103.Kaltuun Elmi 104. Sucaad Abdi Cige 105. Iman Ashara 106. Asha Mohamoud Adan 107. Mohamed Abdillahi Soofadhiiste 108. Khadiija Hussein Aadar 109. Mustafe Carab 110. Abdi Rooble 110. Ibrahim Shaakir 111. Mohamed Aftah

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews