“Raga Ceerigaabo Kasoo Bu,aya Waxan Leeyahay Somaliland Waxba Ma Yeeli Kartaan, Somalilandna Idiinkaa Ubaahan Qaran Oo Dekedi Idiin Shaqeyso Wadadii Idiinma Dhamaan Oo Diyaaradina Idiinma Timaado.Maanta Cid Uga Baahi Badan Qaran Ceerigaabo Ma Jirto.Sanaag Land Iyo Waddani Landna Ma Samaysmayaan”Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
November 20, 2017 - Written by Berbera Today
Musharax Faysal Cali Waraabe Ayaa Yidhi Mar Uu Maanta Ka Hadlaayay Doorashada Iyo Rabshadiihii Ka Dhacay Qaar kamida Gobolada Dalka
“Waxan Leeyahay Dalka Iyo Daka Rabshada Ha Laga Daayo, Masaakiinta Aanu 21 Maalmood Ku Dul Warwareegaynay Ee Aan Shaqaynsan Ee Aan Iskuul Tagin Rabshad Kale Ubaahna Ayaanu Leeyanah.Waxa Leenahay dawlada Maanta Joogta Ee Sii Tageysana Waxa Aanu Leenahay Sharcigu Ha Shaqeeyo.
Raga Ceerigaabo Kasoo Bu,aya Waxan Leeyahay Somaliland Waxba Ma Yeeli kartaan, Somalilandna Idiinkaa Ubaahan Maanta Oo Idiinkaa Qaran Ubaahan Oo Dekedi Idiin Shaqeyn Wadadii Idiin Dhamaan Oo Diyaaradina Idiin Imanin.Maanta Cid Uga Baahi Badan Qaran Ceerigaabo Ma Jirto.Sanaag Land Iyo Waddani Landna Ma Samaysmayaan Somalilandna Sidaas Ku Burburimayso Adeerayaal Been Haysu Sheegina.
Anagu Reer Hargeysaanu Nahoo Ma Dagaalamayno Ciidagalen Intii 94kii Gaadhay Ayaa Ku Filan
Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Fariin Adag Udiray Salaadii, Boqoro, Cuqaal, Dhalinyaro Iyo Waxgarad Reer Ceerigaabo Ah Oo Xisbiga Waddani Taageerayaal U Ah Oo Dhawaan Hadlay Ayaa Sidaa Yidhi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixinta Musharax Faysal Cali Waraabe