Wakhtiga Uu Furmaayo Fadhiga Golaha Wakiiladda Somaliland Oo La Mudeeyay
November 20, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa
waxa uu muduuyey wakhtigi uu furmi doono fadhiga caadiga ah ee golaha wakiiladu.
Xoghayaha ayaa sheegay in goluhu uu si rasmi ah u furmi doono 25.11.2017 oo ku beegan maalinta sabtida ee todobaadka soo socda
Halkan Hoose Ka Akhriso warqada lagu mudeeyey
