Bilada Samirka Iyo Dulqaadka Ma Cid Muuse Biixi Ka Mudan baa Jirta?Qalinkii: Mohamed Abdirahman
November 21, 2017 - Written by Berbera Today
Samirkiisii iyo Dulqaadkiisii waxay Gayaysiisay Inuu Fuulo Kursiga ugu sareeya Dalka

Qalinkii: Mohamed Abdirahman
Taniyo markii uu Hogaamiye Muuse Biixi Go;aansaday inuu talada Dalka qabto, wuxuu ka soo gudbay jaran jarooyin badan oo dhib badan oo qof kale aanu ka soo gudbeen.
Hadaynu kaga bilowno Tartankii Gudoomiyenimada Koowaad ee kulmiye 2008 wuxuu kala kulmay Mucaaridad adag oo badan dulqadbuu se kaga soo guulaystay.