Daawo Muuqalka”Gudoomiyayaasha Labada Xisbi Mucaarad Ee Gobolka Saaxil Oo Hambalyo Udiray Madaxweynaha Shacabka Somaliland Doorteen Iyo Muwaadiniintii Codkood Dhiibtay
November 22, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyayaasha Xisbiyada Waddani Iyo Ucid Ee Gobolka Saaxil Maxamed Axmed Baashe(Talaate Codle)Iyo Khadar Jaamac Aadan(Jawaqsi)ayaa guud ahaan Uhambalyeeyay Shacab weynaha Somaliland ee sida xalaasha ah udhiibtay codkooda iyaga oo sigaara ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee shacabka Somaliland doorteen Mudane Muuse Biixi Cabdi.