Bahda Shabakada Berbertoday Media Waxay Hamblayo Udirayaan Xildhibaanada Cusub Gaar Ahaan Macalin Gaaxnuug Oo Ku Biirey Golaha Barlamanka Somaliland
November 27, 2017 - Written by berberatoday berberatoday
Bahda berberatoday media waxay habalyo udiryaan xildhibaanda cusub ee ku soo biirey golaha barlamanka somaliland gaar ahaan xildhibaanka gobolka saaxil kaga soo biirey xildhibaandaas ee
macalin Gaaxnuug. 
Macalin gaaxnuug oo ahaa sugayaashii xisbiga ucid ee golaha barlamanka xildhibaandii codka yar ku hadhey ayaa maant nasiib uyeeshay inuu ku biiro golaha barlamanka somaliland .