“Dadka Diinta Islaamka Haysta waxa ku Jira Kuwo la Khalday….” Moeen Ali
November 29, 2017 - Written by Berbera Today
Aftahannews(Berberatoday.com)-Moeen Ali, waa Ciyaartooy ka tirsan Xulka Qaranka England ee Kubbadda Cricket-ka, waxaana uu caan ku yahay Gadh wayn iyo inuu yahay Daaci faafiya Diinta Islaamka oo Dadka u tusa in Diinta Islaamku wanaagsan tahay, Dadka haystaana aanay dhammaantood xumayn haddii laga dhaadhiciyey in Islaamku xun yahay Dadka uu Wacdiyayo, isla markaana waxa uu u sheegaa inay jiraan Dad la Khalday oo aan Diinta wanaaggeeda iyo Nasteexeeda si fiican loo fahansiinnin.