Wasiir Faratoon Oo Ka Warramay Dil Ka Dhacay Wadaamo-goo, Siduu Udhacay Iyo Cidda Geysatay
November 30, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Prof: Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon,ayaa ka hadlay dil ka dhacay degmada Wadaama Goo ee Gobolka Saraar shay fiidkii sheegayna in dilkaasi uu ahaa mid aano ah qofna ku dhintay isla markaana ciidamadu ay ku daba jiraan gacan ku dhiiglihii soo qabashadiisa.