Dawladda Ingiriiska Oo Ay Ka Go’antahay Inay La Shaqayso Madaxweynaha La Doortay Ee Somaliland
December 6, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Ingiriiska ayaa balan qaaday inay si dhow ula shaqaynayso madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland, ka dib doorashadii madaxtooyada.
