Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Oo Kulan Salaan Ah Ku Booqday Madaxweynaha Shacabka Somaliland Doorteen Mudane Muuse Biixi Cabdi+Daawo Sawirada
December 7, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa waxaa uu maanta kulan Salaan iyo hanbalayo ah uu ugu tagay Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi .
Kulanka ayaa waxaa ku wehelinaayey labada Madaxweyne Siyaasiyiin ay ka mid yahiin Madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Saylici , Prof Cawil , Wasiir Cukuse , Siyaasi Axmed Cabdi Dheere iyo masuulyiin kale
