Maxay Madaxweyne Siilaanyo Ku Noqonaysaa Haddii Uu Wareejiyo Dayntii Uu Rayaale Ku Dhaliili Jiray?
December 9, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha talada wareejinaya toddobaadkan Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu madaxweynaha la doortay ku wareejiyo dayn laxaad leh oo la sheegay inaan la filayn.
