Israa’iil Oo Durtaba Duqaysay Qaybo Ka Mid Ah Magaalada Qaza
December 10, 2017 - Written by Berbera Today
Qudus(Berberatoday.com)-Israaa’iil ayaa sheegtay in ay bartilmaameedsatay goobo ay leeyihiin garabka hubaysan ee Xamaas iyaga oo ka aar goosanaya gantaallo lagu soo riday.
Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in ay subaxnimadii hore ee Sabtida duqeeyeen goob hubka lagu sameeyo iyo bakhaar rasaasta lagu kaydiyo
