berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wasaaradda Waxbarashada Oo Ka Hadashay Cabasho Ka Soo Yeedhay Arday Ka Habsaantay Deeq Waxbarasho Oo Itoobiya Bixisay
December 12, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, ayaa ka hadashay Cabashooyin ay warbaahinta mariyeen Arday dhan 180 oo ka habsaamay Deeq Waxbarasho oo Itoobiya siisay.

Rooble

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Axmed Xuseen Rooble oo Maanta Saxaafaddu waydiisay Sababta Ardayda Deeqda Waxbarasho ka heshay Itoobiya loo diri waayay, ayaa ku jawaabay “Deeqda Waxbarasho waxaynu ka helnay Dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya, muddadii ay Ardaydu ku tagi lahaayeenna xagga Itoobiya ayay marka hore habsan ka noqotay, dabadeedna iyadoo Muddo gaabani ka hadhsan tahay ayay yidhaahdeen soo dira Ardaydii waxa la furayaa Jaamacadihiiye, wakhtigii ardaydu la lahaa Baasaaboorrada ha qaataan, Fiisahana ha loogu soo dhufto ayaa wakhtigii naga dhamaaday, Wasaaradda Arrimaha dibedda iyo Wasaaradda Waxbarashada ayaa Warqad dib ugu qoray Itoobiya, way soo jawaabeen, laakiin Jawaabtii labaad oo aan na soo gaadhin ayaa Ardaydii Deeqda Waxbarasho la siiyey Subax walba Wasaaradda imanayaan, Ardayda imanaysaana waa Ardaydii ka timid Gobollada ee maaha Ardayda Hargeysa joogtay.”

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews