Wasiir Sacad Oo Dunida Ku Canaantay Aqoonsi La’aanta Somaliland
December 13, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa ku canaantay beesha caalamka inaanay taageerin nabadgelyada iyo dimuqraadiyadda ay Somaliland hirgelisay, balse ay taageeraan qalalaasaha iyo nabadgelyo xumada.
