berberatoday.com
Deegaanada Ay Kasoo Kala Jeedaan Wasiirada Iyo Ku Xigeenada Uu Madaxwaynuhu Magacaabay
December 15, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa maanta Khamiistii si rasmiya madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Magacaabay Xubnaha Wasiirada iyo ku xigeenada xukuumadiisa cusub hadaba halkan ka akhri xubnaha la magacaabay iyo Haybtooda:

1.Dr. Sacad Cali Shire Wasiirka Arrimaha dibada = Habar Awal Ciise Muuse.2. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska = Dhulbahante3. Sh. khaliil C/llaahi Axmed, Wasiirka Diinta iyo Awqaafta = Arab4. Shukri X. Ismaaciil Baandare, Wasiirka Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga = Habaryoonis.5.Boos Mire Maxamed, Wasiirka Dhalinyarada iyo ciyaaraha = Habaryoonis Muuse Ismaaciil.6.C/llaahi Abokor Cismaan, Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta waddooyinka = Habar Awal Ciise Muuse.7. Saleebaan Yuusuf Cali Koore, Wasiirka Wasaarada Biyaha = Dhulbahante8. Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi, Wasiirka Xanaanada Xoolaha—Habar-jeclo,Biciide.

9.Axmed Muumin Seed, Wasiirka wasaarada Beeraha = Samaroon10. C/weli Sh. C/llaahi Jibriil,   Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda = Sacad Muuse.11. Maxamed Axmed Maxamuud Cawad, Wasiirka Horumarinta iyo Maalgashiga.12.C.qani Maxamuud Caateeye, Wasiirka wasaarada cadaalada = Ciise.13.Cawaale Ibraahim Shirwac loodoon,wasiirka wasaarada Qorshaynta —-Samaroon.14.Maxamed Kaahin Axmed, Wasiirka Arrimaha Gudaha = Habar-jeclo 15.Ciise Axmed Cabdalla, Wasiirka Gaashaandhiga =  Warsangali.16.Yuusuf Maxamed Cabdi Raage, Wasiirka Maaliyadda = Ciidagale17.Hinda Jaamac Xirsi, Wasiirka Shaqo Galinta iyo Arrimaha Bulshada = Habar-jeclo18.Dr.Xasan  Ismaaciil Yuusuf, Wasiirka Horumarinta Caafimaadka = Habaryoonis19. Jaamac Maxamuud Cigaal, Wasiirka Wasaarada macdanta iyo Tamarta—= -Habar-jeclo20.C/raxmaan C/llaahi Faarax(Guri-barwaaqo), Wasiirka wasaarada warfaafinta –= Habar Awal Sacad Muuse.

21.C/rashiid Xaaji Ducaale Qambi, wasiirka Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyaynta = Dhulbahante.22.Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha iyo Dastuurka= Habarjeclo.23.Maxamuud Sacad Iidle Saajin, wasiirka wasaarada Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska——Samaroon.Wasiir ku xigeenada:-1.Maxamed Muuse Abees, wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta= Ciidagale.2.Maxamed Muuse Diiriye, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha gudaha===Sacad Muuse, Cabdalla Sacad.3.Liibaan Yuusuf Cismaan, Wasiir ku xigeenka Wasaarada arrimaha dibadda===Arab 4.Yurub Abiib Cabdi Cumar, Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga====Ayuub.5. Maxamed Daahir Axmed Furreh, Wasiir ku xigeenka wasaarada horumarinta Maaliyadda====Toljecle.6.C/qaadir Maxamuud Sh. Muxumed Warsame(Dhego-wayne) Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska == Ciidagale, Abokor Muuse.7. .Sahal Maxamed Jaamac, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka.—WARSANGALI.  8. Eng. Xuseen Ibraahim Xasan Buuni, Wasiir ku xigeenka wasaarada qorshaynta iyo horumarinta Qaranka====Gabooye .9.C/naasir Kadin, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka====Habar-jeclo………

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews