Daawo Muuqalka”Nuxurka Go’aamada Ka Soo Baxay Kulankii U Horreeyay Ee Golaha Wasiirada Ee Xukumada Madaxweye Muuse Biixi
December 17, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulankii ugu horreeyey ee ay yeeshaan golaha wasiirada ee cusub oo uu guddoominayey Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi, kulankan ayaa lagaga soo saaray qodobo muhiim ah.
https://youtu.be/FnQIudDDjGs?t=149
Berberatoday.com