Faa’idooyin Caafimaad Ee Boorashka: Waxa Uu Dhimaa Miisaanka Iyo Macaanka, Waxa Aanu Ka Hortagaa Kanskarka
December 17, 2017 - Written by Berbera Today

Qaahira(Berberatoday.com)-Boorashku waxa uu ka mid yahay cuntooyinka ugu caansan ee lagula taliyo dadka maadaama oo uu caawiyo miisaan dhimista isla markaana uu leeyahay faa’idooyin cunto iyo caafimaad oo tiro badan.