berberatoday.com
Cabdiraxmaan Ciro Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Odayaal Reer Baligubadle Ah Oo Quudaraynaya Gudoomiyenimada Xisbiga Waddani Iyo Inuu Wax Ka Bedel Ku Samayn Doono Dhismaha xisbiga
December 18, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo wax laga weydiiyey bal in uu isku shaandheyn ku sameynaayo Xisbiga WADDANI, ayaa sheegay in ay suurto-gal tahay isku shaandheyn ballaadhan oo uu ku sameeyo Xisbigaasi isaga oo tilmaamay in ay mar kale dib u dhisayaan Xisbiga WADDANI.

“Xisbiga dibbaa loo dhisayaa oo loo adkeynayaa, waana suurto-gal in isku shaan-dheyn la sameeyo. “.Ayuu yidhi Md.Cirro.

Cabdiraxmaan Cirro oo mar kale wax laga weydiiyey wakhtiga uu wareejinayo guddoomiyenimada xisbiga Waddani, wuxuu Md. Cirro yidhi  “Waxa ay ila tahay salaadiintu waa ay yara deg-degeen, Xisbigu na Kaalendar buu ku socdaa, wakhti baana loo qabtay arrintaas, wakhtigii na lama gaadhin weli, waana ay imanaysaa Isha Allaahu tacaalaa.”.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews