berberatoday.com
Wasiirkii Hore Ee Kaluumaysiga Xaruntii Kaluumaysiga Berbera Shirkado Gaar Loo Leeyahay Kusii Wareejiyay Iyo Waraaqihii Heshiiska Oo La Helay
December 21, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com.com)-Xaruntii Kaluumaysiga Oo La Wareejiyey Wakhtigii Kal Guurka Iyo Waraaqihii Heshiiska Oo La Helay .

Wasiirkii hore ee Wasaarada kaluumaysiga Cali Jaamac Faarax Buureed oo aanu wax ka waydiinay arintani ayaa sheegay inay guud ahaanba ka noqdeen heshiiskaasi oo ahaa bilihii lasoo dhaafay kadib markii ay is afgaran waayeen shirkadaasi doonaysay inay lagu wareejiyo xarunnta kaluumaysiga Berbera ,balse hadalada wasiirka hore ee kaluumaysiga ayaa ahaa kuwo is burinaya daqiiqdo kadib waraysigaasi waxaa uu ku sheegay inaanu wax war ahba ka haynin waraaqahaasi laga saxeexday .

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews