berberatoday.com
Wiil Dhallinyaro Ah Oo Duleedka Hargeysa Isku Habeen Ku Aroosay Laba Hablood
December 23, 2017 - Written by Berbera Today

Faraweyne(Berberatoday.com)-Maxamed Cabdi Muxumed ayaa habeen hore ku guursaday laba hablood deegaanka Gadhyogol oo ka mid ah degmada Faraweyne, kaas oo arooska aqalgalkooda isku mar ku qabtay goob kaliya.

Maxamed iyo labadiisa dumarka ah oo kala ah Suhuur Cabdi Iidle iyo Rooda Cismaan ayaa Gadhyogol xaflad aroos oo aad loo abaabulay  loogu qabtay, waxaana wararka soo gadhaya warbaahinta Madaxa banaan ay intaas ku darayaan inay labadan gabdhood ahaayeen kuwo meher ahaan kala horeeyay balse arooskooda uun la mideeyay. Dhallinyaro badan oo arooskaas ka qayb gashay ayaa arooska u tiriyay heeso iyo gabayo badan oo ammaan, waxaanay Alle uga baryeen inuu kala siiyo ubad khayr qaba.

Muddooyinkan dambe waxa dalka gaar ahaan deegaanada ku teedsan magaalada  Hargeysa ku soo badanaya arooska loo qabto wiil hal mar wada aroosa laba hablood.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews