Daawo Muuqalka”Madaxwayne Muuse Biixi oo Xafiiskisa Kulan Kula Qaatay Madaxwaynihii Hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin
December 28, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha cusub ee somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qaabilay madaxweynihii sadexaad ee somaliland Daahir Rayaale Kaahin.
Daahir Rayaale Kaahin ayaa waxa kulanka uu la yeeshay madaxweyne Muuse Biixi ku wehelinayey Xuseen Cali Ducaale iyo Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo u ahaan jiray wasiiradii Arimaha Dibada iyo Maaliyada.