berberatoday.com
“Heshiiskii Saldhiga Milateri Marnaba Kama Noqon Karto Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Hogaaminaya”Baashe Morgan
December 29, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka  imaaraadka Carabta Baashe Cawil Morgan ayaa shaaca ka qaaday in aan marnaba Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Ka Noqon Karin Heshiiskii Saldhiga Ciidan ee Dawlada Isutaga Imiraatku Ka samaysanaysay Magaalada Berbera.

Baashe Morgan Wiilka uu Sodoga Uyahay Madaxweynihii Hore ee Somaliland ayaa si jeesjeesa usheegay inaanay Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi hogaaminayaa awood ulahayn inay heshiiskas laasho

Waxa kaloo uu Wakiil Baashe Morgan ka jawaabay warar sheegaya inuu xilka Wakiilnimo ee dalka Isutraga Imiraatka Somaliland uga yahay inuu iskacasilay ama iska casilayo

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews