Wasiir Faratoon Oo Ka Hadlay Faraqa U Dhexeeya Wasaardiisii Hore Iyo Wasaaradda Waxbarashada
December 31, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Prof:Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), Xukuumaddii hore ee Axmed Siillaanyana ka ahaa Wasiirka Arrimaha Guddaha, ayaa ka hadlay sida uu u arko xilka Wasiirnimo ee labadan Wasaaradood, waxaanu tilmaamay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu labada xilba qabto, balse Waxbarashada uu khibrad u leeyahay.
