berberatoday.com
Maxaad Ka Ogtahay Sababta Ka Danbaysa Inay Dhakhaatiirtu Ku Qoraan Dawooyinka Iyo Adeegyadooda Kaleba Far Aan La Fahmayn Qaab Qoraalkeeda?
January 1, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waa Su’aal aynu had iyo jeer isweydiino Maxay Dhakhaatiirtu Warqadaha ay u qorayaan Dadka Bukaanka ah haddii ay tahay kuwa Dawooyinka iyo Kuwa kaleba ay ugu Qoraan Far aan la fahmayn?.

b294e923-b38e-4106-a242-32308f89db75_16x9_600x338Jawaabtaasi waxa cilmi baadhis ku sameeyay Machadka Dhakhaatiirta ee Dalka Maraykanka, jawaabta su’aashaasi waxay leedahay dhinacyo badan waxaana ka kow ah in sababta ku kaliftay dhakhaatiirta inay farta ay ku qoraan qoraalkaasi aan la fahmayn ay tahay waraaqahay wax ku qoraan oo aad u yar isla markaasina ay ku qasbanyihiin inay soo koobaan qoraalkooda.

Sidoo kale, waxa ka mid ah sababaha ku kalifay dhakhaatiirta arrintaasi kuyuuga dheer ee dadka bukaanka ahi ay ugu jiraan dhakhaatiirta, taasi oo sababaysa inuu dhakhso u qoro qoraalkiisa si uu dadka sugaya oo dhan ugu shaqeeyo oo uu waqtiga uu shaqanayo ugu filnaysiiyo.

Arrinta saddexaad ayaa waxay tahay arrin aad u cajiib ah oo ah in dhakhaatiirtu ay waraaqahaasi ku keydiyaan Faylal oo aan dib loo eegayn.

Dhammaan arrimahaasi waa kuwa sabab u ah in dhakhtarku uu dadka bukaanka ah u qoro qoraal aan dad badani akhriyi karin.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews