Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye Oo Xukuumada Ugu Baaqay In La Joojiyo Saldhiga Ciidan Ee Imiraatku Berbera Ka Samaysanayo
January 2, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye ayaa ka hadlay xaalada Saldhiga Milateri ee Imaaraadku ka hir galinayo Magaalada Berbera waxaanu uu sidoo kale Xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay ka noqoto Saldhiga Milateri.