Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Wax Badan Ka Bedelay Nidaamkii Maamul Ee Madaxtooyada Qaranka Looga Taliyo Oo Awal Hore Aheyd Goob Cidkastaa Iska Gasho Oo Mashquul Badan
January 3, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Tan iyo markii uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi la wareegay talada dalka, waxa uu isbedel ku yimid nidaamkii dawladnimo ee dalka oo uu habac aad u ba’ani ka muuqday.

