Raiisal Wasaaraha Dawlada Xamar Oo Xilalkii Ka Qaaday Wasiiro Ay Kujiraan Yuusuf Garaad Iyo Cabdi Saciid Faarax(Juxa)
January 4, 2018 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka Warfaafinta Dawlada Xamar Cabdiraxmaan Yariisow ayaa sheegay in raii’sal wasaaraha xukuumadda federaalka Somaliya Xasan Cali Kheyre uu xilka qaadis ku sameeyay saddex wasiir, saddex kalana uu magacaabay.
Saddex wasiir xilal laga qaaday ayaa kala ah
1. Yussuf Garad Cumar…wasiirka arrimaha dibedda —
2. Khadra Axmed Ducale ganacsiga iyo warshadaha
3. Cabdi Saciid Faarax (Juxa) arrimaha gudaha iyo federaalka