berberatoday.com
Wasiirka Cadaalada Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Xabsiga Mijo Caseeye Ee Gobolka Saaxil.
January 5, 2018 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka wasaarada Cadaalada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo xubno kamida saraakiisha ciidanka Asluubta ayaa maanta safar indho indhoyn ah kusoo maray xabsiga mijo caseeye ee loogu talo galay in lagu dhaqan celiyo  caruurta loo soo xidho danbiyada

Wasiirka wasaarada cadaalada ayaa halkaa ka sheegay in ay deg deg udhisi doonaan xabsiga mijo caseeye oo uu tilmaamay in uu qaranka muhiim uyahay,

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews