berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Maxkamada Gobolka Awdal Oo Xukun Xadhig Oo Min Laba Sanadooda Ku Xukuntay Laba Wariye Oo Magaalada Borama Ku Xidhnaa Iyo Sababta Xadhigooda
January 7, 2018 - Written by Berbera Today

Borama(Berberatoday.com)-Maxkamada gobalka Awdal ayaa waxaa ay saaka min laba sanno oo xadhig ah

 ay ku riday laba wariye oo ka hawl gala gobalkaasi laguma magacaabo Rashiid Maxamed Cabdilaahi Xussen Dabshid Iyo Axmed Diiriye CIiltire

Labadan wariye oo dhawaan ciidamada amaanku ay xidheen ayaa baahiyey warar sheegaya in jabhad ka tirsam Qoomiyada OROMADA dalka Itoobiya lagu toobabaro

 Waxaana xukunka ku dhacay labada wariye xaqiijiyay qaar kamida wariyayaasha ka hawl gala Magaalada Borama ee xarunta Gobolka Awdal
Looyaradii u Doodayey Wariyeyaashani Ayaa Ku Tilmaamay Xukunka Laguna Riday Mid Sharciga Baal marsan  iyaga oo ku dhawaaqay inay xukunkaas racfaan ka qaateen oo aanay marnaba ku qanci doonin.

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews