Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Wargayska Haatuf Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Go,aan Ka Soo Baxay Garyaqaanka Guud
January 8, 2018 - Written by Berbera Today
Hargaysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Wargayska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Go,aan ka soo baxay Garyaqaanka Guud ee Qaranka Somaliland.