Daawo Muuqalka”Bile Rafle Guuleed Oo Markii Uhoreysay Sheegay Cidii Magaca Waxqabad Ee Uu Maamuuska Ku Leeyahay Usamaysay Kana Hadlay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya
January 9, 2018 - Written by Berbera Today
Hargaysa(Berberatoday.com)-Siyaaso Bile Rafle Guuleed ayaa ka hadlay wadahadaladii u dhexeeyay Somaliland Iyo Soomaaliya waxaana uu sheegay in ay arimaha dhexdooda yaala ay ku dhamaystaan si wanaagsam oo walaal tinimo ah.