MIISANIYADA QAADKA
Qofka ugu yar qarankan Somaliland waxa uu ku qayilaa maalintii $2 laba dollar tirada guud shacbiga Somaliland waxa lagu qiyaasaa 3.5 milyan ka soo qaad 500’000 X $2 waa 1’000’000 (hal milyan dollar) maalintii, bishii waa 30’000’000 Sanadkii waa $ 360’000’000 Miisaaniyada Golaha Barlamaanku ansixiyaa Ku tala galka Sanadku waa $ 363’000’000. Miisaniyada qaranka iyo tanqaadka ku baxdaa waa is kor saar. Lacagtaasi ma soo noqoto. Imisa saldhiga, Dhakhtar, School, iyo guud ahaan horumarinta adeega bulshada ayaa inagaga baaqata lacagta ku baxda qaad cunista. Maal maskaxdaada.