berberatoday.com
Saleebaan Mohamud Adan Cabaade iyo Cali Galaydh Wax Uu wato Waa Iska Celinayna !!!
January 29, 2016 - Written by Berbera Today
Saleebaan Mohamud Adan Cabaade iyo Cali Galaydh Wax Uu wato Waa Iska Celinayna !!!
Ninbaa laga haya walalo Hooyadeen indho la,aan ma ku ogeyd .
Ninkii kale ayaa ku jawaabay haa waa ku ogaa .
Walaalo Dad cun niman waa ku darsatay .
Marka Gudoomiyha Golaha Guurtida ee fadhiidka ah waxii asaga iyo inta la Daa,da ahib ay ku caan ahayeen ee ahayd kaligii wax garad kaligii Garyaqaan Kaligii Madax ee Ummad Jamhuuriyad Somaliland Baa,biyay kalan qayabiyay kalsoonidii iyo wada jirkii Ummadani lahaydna u horseeday una kala Eexday .
Maanta Asago waliba ah Gudoomiyaha dhan ee Golaha Guud ee Qaranka ka Jamhuuriyada Somaliland ooAstaan Qaran Huwan in wax shaqadiisu ahayd uga hadlo sidii Caruurta Googaalaysanaysa iyo maan gaabnimada waa mid runtii bar madow ku ah Qarankan waxaan odhan kara arinta uu ku hadaaqay Gudoomiyah Guurtide ee fadhiidka ahi waa arin dhibaato wayn ku keeni karta Dalka Iyo Ummada ku Abtirsada jamhuuriyada Somaliland Waxaa kale Iyaduna la Yaab leh inaanu xita u quudhin Degaanada Inuu uga hadalo si misaan iyo Mutakarnimo ku jirto Tusaale ahaan waxa uu ka yidhi waraysiga yare waliba ku cidhidhiga kalifaad ku ahaa cali galaydh iyo wax uu wato waa iska calina laakiin Ummadu waa Ummadayadii mana ha wadadii waxa ka jira Deganaad inu dabka kagaga bakhtiinaaye waa sii hurinya hadalkiisa iyo jawaabtiisuba .
Ta Cali Galaydh .
Waa Muwadin Mawquf siyaaasadeed leh xaq baanu u leeyahay hadii Degaankiisi iyo Ummadiisib uu Isir ahaan ka soo jeedaba arko wax Karamdood ,Horumarkoodaiyo Musqabalkood Nolaleedba wax u dhimaya inuu diido waxaan mudan in runta laga hadale waxa maxamuud saleeban aadan cabade iyo inta kale kaligood wax garadka isu yaqaan ay ku dhaqaaqeen doonayaan In Cali Galaydh Iyo inta kale Ka soo jeeda Degaanad Buhoodle iyo inta ay Deganaadood u dab fadhiistaan Ka talintood iyo ka go aan qaadashada said aanay iyaguba Ugu Daba fadhiisaneyn Cali Galaydh degaanad ka soo jeedaan .
Waan ku Taageersanayn Cali Galaydh Inuu diido Xumaan wax kasta degaankiis gaar ahaan ka soo jeedo arintiisa inu inu ruux kale u daba fadhiisto laakin inu mid ilaalin waayo jamhuuriyad Somaliland kumana raacsani ta ah inu yidhaado maamul goboleed iyo wax aan suurto gal ahayn ayaan hal tuulo ka dhigay .
Dhalinyarada Jamhuuriyad Somaliland iyo wax la Gudboon Maanta?
Guud ahaan dhalinyarad ka soo jeeda Jamhuuriyada Somaliland mid Gobolada bari ka soo jeed iyo mid kuwaa dhex ka soo jeedan iyo mid Galbeed iyo Howad Waqooyiba ka soo jeed ku waxay maant mUstaqbalka jamhuuriyada Somaliland inay Gorfeyaan kana faallodaan ay tahay dhalinyarada inta Qaan gaadhka ah ee maanta nool waan mid khusaysa ayahood mustaqbal ee dhow iyo mid ka fogba .
Su aasha u bahan inaynu ka fekerna waxay tahay maant araganey intaa hore u soo maratay degaanadeen iyo wadankeena dhibaato iyo kalsooni daro mid Ummadeed iyo mid Cadaalad dare side dhibaata horena uga baxna iyo ta maanta jirta ee taagan mid danbe oo aayo daro iyo dagaalo inagu abuurtan uga guntana ?
Ta labaan waa waxay tahay hadiib aynu ku hungownay intii madax hore u noqotay heer kastaba ha ka gaadhane waxay inoo horseedan tahay Qabyaalad iyo iyo Ina Hebal Baa ahay iyo Eexasho kala Qaybinta Ummad jamhuuriyad Somaliland walina Astaanteedii ay joogto xoogna leedahay Kowna ka tahay Tii Xusbiyad ee aaynu u samaysanay inaynu kaga baxno iminka ay yihiin meelah ugu waaweyn ee ka muuqato Hal Reer oo kaliya uun ugu Tun weyn yahay intii kale Ummada La leeyahay anaga ha nala Doorto Inaan ku dhaqaano Sidii aynu wax uga qaban lahayn Mustaqbalka Dalka Iyo Ummadan U Badbaadin lahayn .?
Hadii kale inta aynu hore u soo maray wax ka daranba inagu iman kara sansaankeedi iyo cidhib xumadeedn hada ayeynu ku aragan Dalka iyo Ummad dhexdeed intay aany inagu fidin moo ina wada sadhayn ayanu wax ka qabano waa inagu waajibe
Abokor Mohamud
Abokorm@hotmail.co.uk
Bolton Uk
Waa Billaahi Towfiiq
COMMENTS
|