Labo Wiil Oo Soomaali Ah Oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Toronto-Canada
January 20, 2018 - Written by Berbera Today
Ciidamada Booliiska ayaa xidhay goobta ay toogashada ka dhacday, waxaana la sheegay in labada ruux kale ee dhaawacu soo gaadhay oo mid ka mid ah uu Soomaali yahay ay wajahayaan xaalad adag oo caafimaad.