Turkiga Oo Duqeymo Ka Geystay Woqooyiga Suuriya
January 21, 2018 - Written by Berbera Today
Ankara(Berberatoday.com)-Turkiga ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday bartilmaameedyo
maleeshiyaadka kurdiyiintu ay ku leeyihiin woqooyiga dalka Suuriya.

Milatariga Turkiga ayaa sheegay in dhawr diyaaradood oo kuwa dagaalka ah ay weerar ku qaadeen maleeshiyaadka Kurdiyiinta Suuriya ee YPG.