berberatoday.com
Akhriso Bisad Loo Xukumay $710 Kun Oo Dollar Oo Magdhow Ah Iyo Siday Ku Timi
January 26, 2018 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Bisad sawirkeeda loo isticmaalay xayaysiin ayaa loo xukumay lacag dhan $710,000 doolar oo magdhow ah, kadib markii sida la sheegay shirkadda sawirka isticmaashay ay ku xad gudubtay heshiis horay u dhacay.

Image may contain: cat

 

 

Shirkadda mas’uulka ka ah bisadan oo lagu magacaabo Gruspy Cat Limited ayaa dacwad ku oogtay shirkadda samaysa bunka la cabbo taas oo markii hore lagula heshiiyay in sawirka Bisada ay u isticmaasho bunka qaboow oo kaliya, balse waxa ay u isticmaashay alaabo kale oo dheeraad ah.

Bisadan oo lagu magacaabo Tardar Sauce ayuu sawirkeeda aad u baahay sanadkii 2012-kii , waxaana aad loola dhacay shucuurta murugada leh ee wajigeeda ka muuqda

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews