Ninka Ugu Dheer Aduunka Iyo Haweenayda Ugu Gaaban Oo Masar Socdaal Dalxiisa Ku Tagay+Daawo Sawirro
January 28, 2018 - Written by Berbera Today
Cairo(Berberatoday.com)-Ninka aduunka oo dhan ugu dheer oo lagu magacaabo Sultan Kosen, kana soo jeeda dalka Turkiga oo uu dhererkiisu yahay 251 centimetres, iyo haweenayda ugu gaaban oo aduunka oo lagu magacaabo Jyoti Amge una dhalatay dalka India, oo uu dhererkeedu yahay 62.8 centimetres, ayaa socdaal dalxiis ah ku tagay dalka Masar.