berberatoday.com
Sucuudiga: Gabadh Kubbada Ku Ciyaarta Cabbaayada Oo Ay Aad U Qaadaa Dhigeen Dadka Ku Dhaqan Dalkaasi !
January 28, 2018 - Written by Berbera Today

Jeddah(Berberatoday.com)-Dalka Sucuudiga ayaa waxa ka socda isbedal ballaadhan kaasi oo ay haweenku ku helin xoriyad weyn.

Dalka Sucuudiga gudihiisa hore ugamay dhicin in gabadh laga baahiyo sawiro amase muuqaal kaasi oo muujinaya inay kubbada cagta ciyaari taqaano.

b8e3e687-baf8-4d03-8e32-f989e47649d9_16x9_600x338Isbedalka uu ballanqaaday Dhaxal sugaha Dalkaasi ayaa waxa uu fursado badan u saamaxay haweenka dalkaasi, gabadh u dhalatay Dalkaasi oo aan magaceeda la baahin ayaa waxa laga baahiyay sawiro iyo muuqaal kaasi oo muujinayay qaabka ay gabadhaasi u ciyaari taqaano kubbada.

Gabadhan ayaa waxay kubbada u ciyaarasay si heer sare waxaanay xidhnayd Cabbaayad dheer iyo niqaam kuwaasi oo aan u diidiin inay si wanaagsan u ciyaarto.

Dadka ku dhaqan dalkaasi ayaa waxay ka codsadeen Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee dalkaasi inay dhisaan kooxo kubbada cagta ah oo haweenka u gaara kana qayb gala tartamada caalamiga isla markaana ay ka mid noqoto gabadhaasi.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews