berberatoday.com
Ramaax Cali Hayste Oo Loo Magacaabay Gobolkii Lixaad Inuu Gudoomiye Ka Noqdo
January 29, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamud Cali Saleebaan(Ramaax)ayaa Markii Lixaad loo magacaabay inuu Noqdo Guoomiyaha Gobolka Qodaalka ah ee Gabiley.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa xilka ka qaadis iyo isku bedel Gudoomiyayaasha gobolada dalka uu sameeyay ugu magacaabay Maxamud Cali Saleebaan(Ramaax)inuu noqdo Gudoomiyaha gobolka Gabiley isaga oo xukumadii hore ee Madaxweyne axmed Siilanyo hogaaminaayayna Ka soo noqday shan jeer Gudoomiye Gobolada Saaxil,Sanaag,Awdal,Sool,Togdheer iyo gabiley oo maanta Madaxweyne Muuse Biixi cabdi umagacaabay.

Maxamud Cali Saleebaan ayaa siyaasada Mudo kooban oo ka bilaabanta 2010kii ku jiray hase yeeshee meel sare ka gaadhay isaga oo awalkiisii horena ahaan jiray ganacsade dhinaca dhoofka xoolah ah iyo wakiil gaadiidka bada ah isaga oo kahor 2010kii mudo 15 sano kusiman ku noolaa dalka debediisa gaar ahaan wadanka Maraykanka.

waxaanu noqonayaa masuulkii koowaad ee intaas oo gobol mudo kooban gudoomiye kasoo noqda

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews