Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Dhaliilo Culus Dusha Usaaray Madaxweyne Farmaajo Hanjabaad-na Hawda U Mariyey ” Farmaajo Wuu Ku Kibray Moqdisho”Daawo Muuqal
   February 2, 2018 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe
 oo Wareysi siinaayey telefishanka Universal ayaa waxaa uu eedeymihii ugu adkaa uu u jeediyey madaxweynaha dalka Somaliya Mr Farmaajo isaga oo si gaar ah uga hadley safarkii uu ku yimid maamulka Puntland .
Faysal ayaa sheegay in Farmaajo uu garaacayo durbaan qabyaaladeysan isla markaana uu ku kibray magaalada Moqdisho oo aanu u dhalan isla markaana uu marti ku yahay , waxaana uu balan ku qaadey in ay Somaliland iska celin doonto gardarooyinka Farmaajo ku wado waa sida uu hadalka u dhagaye