berberatoday.com
Maraykanka Oo Shaaciyey Magaca Dal Uu Sheegay In Ay Afgambi Ku Sameyn Doonon Ciidankiisa Militarigu+Akhriso
February 2, 2018 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibedda Maraykanka Tillerson ayaa sheegay in

militariga Venezuela laga yaabo in ay afgambi ku sameeyaan madaxweyne Maduro.

Tillerson ayaa sheegay in Maraykanka uusan isku dayaynin uu badalo hoggaanka sare ee dalkaas, balse waxa uu intaas ku daray in sida ay taariikhda tilmaamayso in militariga Latin Amerika ay farogaliyaan haddii uu qalalaase yimaado.

Image result for Tillerson

 

 

Waxa uu Tillerson hadal ka jeedinayay jaamacadda Texas ka hor inta uusan u ambo bixin safar uu ku tagayo Latin America.

Dalalka uu booqan doono waxaa ka mid ah Mexico, Argentina, Peru, Colombia iyo Jamaica.

“Haddii hilibka digaagta ay ku yara kululaato, waxaan hubaa in saaxiibadiisa Cuba ay siin doonaan hilib kale isaga oo xeebta ku sugan” ayuu yidhi Tillerson oo u duur xulayay madaxweynaha Venezuela Nicholas Maduro.

Waxa uu Maduro ugu baaqay in uu magangalyo weeydiisto dalka Cuba.

Wasiirka arrimaha dibedda Venezuela Jorge Arreaza ayaa cambaareeyay hadalada Tillerson, wuxuuna dalalka Latin America ugu baaqay in ay u midoobaan cadawgooda.

Madaxweyne Maduro ayaa galaya doorasho muddo xileedkeedu uu yahay lix sano bisha April ee soo socota xili uu wali dalkaas ka socdo qalalaase ragaadiyay dhaqaalaha.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews