Xogo Muujinaya Heerka Musuq-maasuqa Dawladda Hoose Ee Hargeysa Ka Jira Iyo Jeegag Lacag Ah Oo Lagula Baxay Saxeex Foojari Ah
February 3, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xogyihii dawladda hoose ee xilka laga qaaday Cali Xasan Cawaale, ayaa ku eedeeyey maayirka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) inuu ku tagrifalay hantidii umadda isla markaana uu marar badan ka codsaday inuu saxeex hanta sifo sharci-darro ah lagu bixinayay.
