berberatoday.com
Booliska Daadmadheedh oo Xabsiga Dhigey Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Oodweyne
February 3, 2018 - Written by Berbera Today

Oodweyne(Berberatoday.com)-Cidamada bileyska gobolka Daadmadheedh ayaa xabsiga uu taxabay mid kamid ah mudanaysha golaha deegaanka degmada Oodweyne kadib markii lagu eedeye xildhibaanka in carqaladeyee shaqaadi xadhiga shirkadda Somcable.

Xildhibaan kagu xidhay Oodweyne 2018

Wararka ka imanaya degmada Oodweyne ee gobolka Daadmadheedh in cidamada booliska ay xabsiga uu taxabeen xildhibaan Cali Cabdi Warsame oo kamid ah xildhibanada golaha deegaanka Oodweyne 30ki January isago ku sugan hoygisa kadib saldhiga loo gudbiye mudanaha, waxaana wararku inta ku darayan in sababta xadhiga xildhibankan uu salka ku haya hawlgalo shirkadda isgaadhsiinta ee Somcable oo muddoyinkii uu dambeyee hawlo shaqoo ka wadeen tuulada Xaaxi isla markaana xildhibaanka iyo masuuliyinta shirkaddasi oo uu waheelinayo sarkaal sare oo ka tirsan cidamada asluubta isku maan dhafeen habsami usocodka shaqo shirkadasi waday.         

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews