berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Shil Tareen Oo Ka Dhacay Dalka Mareykanka Iyo Dad Badan Oo Ku Dhintay
February 5, 2018 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Tareen ay saarnaayeen 147 qof ayaa waxa ay isku dhaceen tareen kale oo nooca allaabaha qaada ah gobolka South Carolina ee dalka Mareykanka.

Shilka tareen ayaa wararka horudhaca ah waxa ay sheegayaan inay ku dhinteen ugu yaraan labbo qof sida ay sheegeen booliska gobolkaasi.

In ka badan 70 qof ayaa sidoo kale ku dhaawacmay shilkaan tareen.

Tareenka Amtak ayaa la sheegay inuu ka howlgalo inta u dhaxeyso magaalada New York iyo Miami.

 

 

Shilkaan tareen ayaan imaanaya kaddib afar maalmood, markii nin ka xeynayay gaari nooca xamuulka ah la dilay xili gaarigiisa ay isku dhaceen tareen kale oo siday xildhibaano kasoo jeeda gobolka Virginia.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews