Daawo Muuqalka”Xoghayihii Hore Ee Dawlada Hoose Oo Maanta Xilkii Wareejiyey Eedihii Ugu Cuslaa Ee Musuq Maasuqna U Jeediyey Maayar Solteco
February 5, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayihii hore ee dawlada hoose ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa
uu maanta si rasmi ah u soo wareejiyey xilkii uu hayey oo dhawaan wasiirka arimaha guduhu u soo magacaabay masuul cusub
Xoghayaha ayaa madashii xil wareejinta oo uu goob joog ka ahaa maayar Solteco waxaa uu soo bandhigay musuq maasuqii ugu xumaa ee uu ka kacay Maayar Solteco , kaa soo xoghayaha cusubna uga digay in musuq maasuqaas lagu khaldo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/5tYLmx9b-es